DHEGEYSO-Maamulka ciyaaraha Puntland oo kahadlay guushii shalay.

Muqdisho, July 24 2016–Xulka qaranka Puntland ayaa maalinkii shalay gaarey finalka ciyaaraha maamulada dalka, kadib markii ay 1 iyo 0 kaga adkaadeen xulka gobolada Shabeellaha dhexe iyo Hiiraan.

Puntland ayaa ciyaarta kama dambaysta ah ku waajahaysa xulka maamulka Jubbaland, waxaana arrimahaasi radio Daljir ciyaartii shalay kadib ka waraysatay agaasimaha guud ee dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda Puntland Axmed Cabdalle Tigaana.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com