HomeUncategorized

DHEGEYSO-Wararkii ugu dambeeyey ee gobolada Sanaag iyo Haylaan.

Dhahar, July 22 2016, Deegaamada jiidaha ah ee gobolada Sanaag iyo Haylaan oo dhowaan dagaal kadhacay ayaa waxaa hadda isku horfadhiya ciidanka Puntland iyo Soomaaliland, waxaana deegaamadaas shalay kormeeray taliyaha guud ee ciidanka difaaca Puntland Siciid Dheere, taliye ku-xigeenka ciidanka policeka Puntland Gaashaanle Sare Jaamac Saxar_diid Cabdi ayaa xaaladda Daljir uga waramay.

Barnaamij gaar ah: Hoos-u-dhaca Ganacsiga iyo Dhaqaalaha Puntland
Puntland oo sheegtay inay wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka kala xaajoodeen xannibaad ka qaadidii VOA-da.
Dowladda Puntland oo hawlgelisay Markab Ilaalin doona xeebaha Puntland

Dhahar, July 22 2016, Deegaamada jiidaha ah ee gobolada Sanaag iyo Haylaan oo dhowaan dagaal kadhacay ayaa waxaa hadda isku horfadhiya ciidanka Puntland iyo Soomaaliland, waxaana deegaamadaas shalay kormeeray taliyaha guud ee ciidanka difaaca Puntland Siciid Dheere, taliye ku-xigeenka ciidanka policeka Puntland Gaashaanle Sare Jaamac Saxar_diid Cabdi ayaa xaaladda Daljir uga waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: