DHEGEYSO-Wararkii ugu dambeeyey ee gobolada Sanaag iyo Haylaan.

Dhahar, July 22 2016, Deegaamada jiidaha ah ee gobolada Sanaag iyo Haylaan oo dhowaan dagaal kadhacay ayaa waxaa hadda isku horfadhiya ciidanka Puntland iyo Soomaaliland, waxaana deegaamadaas shalay kormeeray taliyaha guud ee ciidanka difaaca Puntland Siciid Dheere, taliye ku-xigeenka ciidanka policeka Puntland Gaashaanle Sare Jaamac Saxar_diid Cabdi ayaa xaaladda Daljir uga waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com