HomeUncategorized

DHEGEYSO-Khasaaraha Dagaalo kadhacay Sanaag iyo Haylaan.

Xiingalool, July 18 2016--Ciidanka sifaaca Puntland iyo kuwa maamulka Soomaaliland ayaa ku dagaalamay maanta deegaamo dhowr ah oo katirsan gobolada Sanaag iyo Haylaan, kadib markii Soomaaliland ay ciidamo halkaas usoo dirtay.

5 Qof oo ku dhaawac-may qarax xalay ka dhacay isbitaalka Banaadir ee Moqdisho.
DHAGAYSO:Barlamaanka Somaliya oo Su’aalo weydiiyay wasiirka Amniga
R/wasaare Gaas oo ka qeyb galay shir looga hadlayay arrimaha xoriyatul-qawlka

Xiingalool, July 18 2016–Ciidanka sifaaca Puntland iyo kuwa maamulka Soomaaliland ayaa ku dagaalamay maanta deegaamo dhowr ah oo katirsan gobolada Sanaag iyo Haylaan, kadib markii Soomaaliland ay ciidamo halkaas usoo dirtay.

Dagaalka ayaa waxaa kiisii ugu cuslaa kadhacay deegaamo hoosyimada degmada Xiin-galool oo ay gaareen ciidamo uu hogaaminayow wasiirka xanaanada xoolaha Puntland Candi Jamaal.

Mid kamid ah dadka deegaanka oo lahadlay Idaacadda Daljir ayaa sheegay in dagaalka Soomaaliland looga gubey gaari dagaal labo sarkaalna sidoo kale ay uga dhinteen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: