DHEGEYSO-Khasaaraha Dagaalo kadhacay Sanaag iyo Haylaan.

Xiingalool, July 18 2016–Ciidanka sifaaca Puntland iyo kuwa maamulka Soomaaliland ayaa ku dagaalamay maanta deegaamo dhowr ah oo katirsan gobolada Sanaag iyo Haylaan, kadib markii Soomaaliland ay ciidamo halkaas usoo dirtay.

Dagaalka ayaa waxaa kiisii ugu cuslaa kadhacay deegaamo hoosyimada degmada Xiin-galool oo ay gaareen ciidamo uu hogaaminayow wasiirka xanaanada xoolaha Puntland Candi Jamaal.

Mid kamid ah dadka deegaanka oo lahadlay Idaacadda Daljir ayaa sheegay in dagaalka Soomaaliland looga gubey gaari dagaal labo sarkaalna sidoo kale ay uga dhinteen.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com