HomeUncategorized

DHEGEYSO-Puntland oo jawaab ka bixisay hadal kasoo yeeray Galmudug.

Boosaaso, July, 15 2016 - Taliska guud ee ciidanka booliska gobolka Bari ayaa si kulul u beeniyey hadal kasooyeeray Galmudug, kaasi oo ahaa in ay qabteen qalab ciidan oo laga soo dejiyey dekeda Boosaaso kuna siijeedey Hobyo.

Baahin: Sabti, Sept 24, Weriye ~ Daljir Mahad Xasan ~ Caabudwaaq. 4,000 oo arday oo u fariistay imtixaanaadka deeq waxbarasho oo ay fidisay Turkey; “Gaalkacyo waxaa ka socda dagaal Alle la dirir ah” Tigay, Gudd. gobolka Mudug; Calas, Gudd. gobolka Galgaduud, oo sharci darro ku tilmaamay doorashada guddoonka cusiub ee Ahlu-sunna.
Madaxweynaha Somalia oo Booqanaya Indonesia
Dhegeyso:Degmada Bareeda ee gobolka Gardafuu oo markii u horaysay yeelatay Dugsi sare

Boosaaso, July, 15 2016  –  Taliska guud ee ciidanka booliska gobolka Bari ayaa si kulul u beeniyey hadal kasooyeeray Galmudug, kaasi oo ahaa in ay qabteen qalab ciidan oo laga soo dejiyey dekeda Boosaaso kuna siijeedey Hobyo.

Taliyaha ciidamada Boliska ee gobalka Barri Col, Cabdixakiim Yuusuf ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin arrintan, uuna yahay war ay iska sheegeen kooxaha koonfurta Gaalkacyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: