DHEGEYSO-Puntland oo jawaab ka bixisay hadal kasoo yeeray Galmudug.

Boosaaso, July, 15 2016  –  Taliska guud ee ciidanka booliska gobolka Bari ayaa si kulul u beeniyey hadal kasooyeeray Galmudug, kaasi oo ahaa in ay qabteen qalab ciidan oo laga soo dejiyey dekeda Boosaaso kuna siijeedey Hobyo.

Taliyaha ciidamada Boliska ee gobalka Barri Col, Cabdixakiim Yuusuf ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin arrintan, uuna yahay war ay iska sheegeen kooxaha koonfurta Gaalkacyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com