HomeUncategorized

DHEGEYSO-Madaxweynaha Jubbaland oo sheegay in AMISOM aysan ka adkaanayn Alshabaab.

(July 07 2016)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa sheegay in ciidanka AMISOM kaligood aysan Soomaaliya ka saari karin kooxda Alshabaab.

Dowladda Itoobiya oo warbixin kasoo saartay siyaasadeeda ku wajahan Soomaaliya
Burcad-badeed Soomaali ah oo qafaalatay markab shidaal siday oo ku soo wajahnaa biyaha Soomaaliya.
5 dhimasho ah, iyo 2 dhaawac ah kadib madaafiic la isku weydaarsaday xaafada Xamar Bile ee magaalda Muqdsiho. [Dhegaysi …]

(July 07 2016)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa sheegay in ciidanka AMISOM kaligood aysan Soomaaliya ka saari karin kooxda Alshabaab.

Axmed Madoobe, waxa uu sheegay in loobaahan yahay ciidan Soomaaliyeed oo xoogleh oo kooxdaasi kala hortaga dagaal haddii kalena dagaalkoodu noqon doono mid joogto oo aan waxba laga qabin AMISOM-na ay dalka joogayso iyagoo aan waxba qaban.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: