HomeUncategorized

Afar iyo toban ruux oo la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen weeraro xalay kadhacay Baydhabo

Baydhabo, July , 2 - Ugu yaraan 14- ruux ayaa ku geeriyooday weerar hoobiyeyaal loo adeegsaday oo xalay lagu qaaday xaafado katirsan magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, sidoo kale waxaa jira dad dhaawac uu kasoo gaaray oo la dhigay isbitaalada magaalada Baydhabo.

Salaad Xareed, ku xigeenka Afhayeenka baarlamaanka Puntland oo aan waraysnay. [Dhegaysi …]
Mudaharaadayaal Masaari Oo buux dhaafiyey Taxriir iyo Madaxtooyada iyagoo dalbanaya is casilaada Mursi.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan.
Baydhabo, July , 2 – Ugu yaraan 14- ruux ayaa ku geeriyooday weerar hoobiyeyaal loo adeegsaday oo xalay lagu qaaday  xaafado katirsan magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee  maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, sidoo kale waxaa jira dad dhaawac uu kasoo gaaray oo la dhigay isbitaalada magaalada Baydhabo.
 
 
 
Weerarkan ayaa dhacay xilli dadku ay cibaadaysanayeen oo ay kujireen salaaddii tahajudka , wararka ayaa sidoo kale sheegaya dadka hoobiyeyaasha qaybtood inay ku dhaceen xaafado ku dhow madaxtooyadii hore ee magaalada Baydhabo.
 
Ilaa iyo hadda maamulka Koonfur Galbeed kama hadlin weerarkan khasaaraha gaystay ee xalay kadhacay magaalada Baydhabo.
 
Radio Daljir
 
 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: