HomeUncategorized

Wadaad Caan ahaa oo xalay lagu dilay masjid ku yaala Muqdisho

Muqdisho, July , 2 - Kooxo hubaysan ayaa xalay kadib salaaddii cishaha toogtay wadaad siwayn looga yaqaan magaalada Muqdisho oo ka howgali jiray warbaahinta dowladda , sidoo kalena imaamka masjid ku yaala degmada Xamarjajab ee dilka uu kadhacay.

Dadka dan-yarta ah ee Xerrada Tawakal Boosaaso oo maanta loo dhagax-dhigay MCH (Dhegeyso)
Barnaamijka Caawa iyo Daljir Salaasa iyo Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland iyo Farmaajo oo Muqdisho ku kulmay.
Muqdisho, July , 2 – Kooxo hubaysan ayaa xalay kadib salaaddii cishaha toogtay wadaad siwayn looga yaqaan magaalada Muqdisho oo ka howgali jiray warbaahinta dowladda , sidoo kalena imaamka masjid ku yaala degmada Xamarjajab ee dilka uu kadhacay.
 
Wararka ayaa sheegaya kooxihii dilka gaystay inay baxsadeen , madaxda dowlada ayaana cambaareeyey  oo uu ugu horeeyo madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud oo dilkan ku tilmaamay fal argagixiso oo aad looga naxo.
 
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhaca dilal kale duwan oo ay sheegtaan kooxda Al-shabaab.
 
Radio Daljir.
 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0