HomeUncategorized

(Dhagayso) Shacabka Puntland oo masiibo qaran kutilmaamay Daljir oo maalintii 4aad Sharci darro ku-xiran.

Garowe, June, 26 - Shacabka kunool deegaannada Puntlnad oo lahadlayey warbaahiyaha Radio Garoowe oo maantay barnaamij gaar ah ka samaysay falceliska bulshada ee la xiriira xariga sharci-darrada ah ee maalintii 4aad Daljir ay ku jirto ayaa masiibo qaran ku tilmaamay xarigaasi, dowladdana ugu baaqay in ay dag dag idaacadda u furto

DHEGEYSO-Soomaaliland oo dhaqdhaaqyo ciidan ka bilowday gobolada Sool iyo Sanaag.
Dawladda hoose ee Galkacyo oo wada hawlgallo iskugu jira bannaynta waddooyinka iyo samaynta Boosteejooyin gaadiid oo cusub.
Madaxdii siday gurmad ka yimi Banaadir oo maanta tegaya meelaha xoolaha lagu qaybiyo (Dhegeyso)

Garowe, June, 26 – Shacabka kunool deegaannada Puntlnad oo lahadlayey warbaahiyaha Radio Garoowe oo maantay barnaamij gaar ah ka samaysay falceliska bulshada ee la xiriira xariga sharci-darrada ah ee maalintii 4aad Daljir ay ku jirto ayaa masiibo qaran ku tilmaamay xarigaasi, dowladdana ugu baaqay in ay dag dag idaacadda u furto

Shacabka oo lahadlayey barnaamij toos ah ayaa mas’iibo qaran kutilmaamay xariga Idaacadda iyo sidoo kale hanjabaadaha isdaba jooga ah ee wasiirka warfaafinta dowladda Puntland u diray warbaahinta Daljir.

Halkaan ka eeg Linkiga Garoweonline oo aan kasoo xiganay barnaamijkaan gaarka ah http://www.garoweonline.com/so/news/puntland/shacabka-garowe-oo-ka-hadlay-handadaada-wasiir-soocade-dhagayso

DHEGEYSO

Abdirashid Bashir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: