HomeUncategorized

DHAGEYSO: Maamulka Gobalka Mudug oo ka hadlay Dilkii loo geystay G Haweenka Mudug

Gaalkacyo June 9, 2016 Gudoomiyaha gobalka Mudug ee dawladda Puntland Xassan Abgaalow ayaa ka hadlay dilkii xalay magaalada Gaalkacyo loogu geystay Gudoomiyihii haweenka ee gobalka Mudug Dhudi Yuusuf, ayaa sheegay in ay baaris ku hayaan cidii ka dambeysay dilkaas.

Shirkada TeleSom oo raaligelin ka bixisay adeegyada khadka taleefanada oo shalay hawada ka maqnaa, cillad farsamo awgeed.
Shir wadatashi ah oo ay yeelanayaan Ahlu-sunna ayaa maanta ka furmay degmada Caabudwaaq.
Todoba ku dhimatay shil baabuur iyo 8 bilood jir badbaaday balse wayday waalidkeed.

Gaalkacyo June 9, 2016 Gudoomiyaha gobalka Mudug ee dawladda Puntland Xassan Abgaalow ayaa ka hadlay dilkii xalay magaalada Gaalkacyo loogu geystay Gudoomiyihii haweenka ee gobalka Mudug Dhudi Yuusuf, ayaa sheegay in ay baaris ku hayaan cidii ka dambeysay dilkaas.

Gudoomiyuhu wuxuu cadeeyey in cidda dilkan fulisey ay wadatay qoriga Ak-47, ayana hadda ku hayaan baaris la xariirta dhacdadan oo ay daba joogaan, wuxuuna sheegay in ay laamaha amnigu heegan culus ku jiraa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: