DHAGEYSO: Maamulka Gobalka Mudug oo ka hadlay Dilkii loo geystay G Haweenka Mudug

Gaalkacyo June 9, 2016 Gudoomiyaha gobalka Mudug ee dawladda Puntland Xassan Abgaalow ayaa ka hadlay dilkii xalay magaalada Gaalkacyo loogu geystay Gudoomiyihii haweenka ee gobalka Mudug Dhudi Yuusuf, ayaa sheegay in ay baaris ku hayaan cidii ka dambeysay dilkaas.

Gudoomiyuhu wuxuu cadeeyey in cidda dilkan fulisey ay wadatay qoriga Ak-47, ayana hadda ku hayaan baaris la xariirta dhacdadan oo ay daba joogaan, wuxuuna sheegay in ay laamaha amnigu heegan culus ku jiraa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com