HomeUncategorized

(DHAGEYSO) Nin horey uga Tahriibey Garoowe oo dib u soo laabtay

Garowe June 4, 2016 Burhaan Jaamac Maxamed oo kamid ah Dhalinyaradda magaalada Garoowe, sannad ka horna ka tagey Soomaaliya isagoo Tahriibay oo Saxaraha maray ayaa hadda dib ugu soo laabtay Puntland, isagoo ka door-bidey in uu ku noolaado Jarmalka in uu Soomaaliya joogo.

Baahin: Salaasa, 6- AUG 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali~ Daljir ~ Garowe
DHAGAYSO:Barnaamijkii Saaka iyo Dunida _Sabti 23

Garowe June 4, 2016 Burhaan Jaamac Maxamed oo kamid ah Dhalinyaradda magaalada Garoowe, sannad ka horna ka tagey Soomaaliya isagoo Tahriibay oo Saxaraha maray ayaa hadda dib ugu soo laabtay Puntland, isagoo ka door-bidey in uu ku noolaado Jarmalka in uu Soomaaliya joogo.

Burhaan oo la hadlay Radio Daljir wuxuu faahfaahin ka bixinayaa qaababkii dhibaatada Tahriibka iyo soo laabashadiisa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: