HomeUncategorized

Dhagayso Caawa iyo Daljir Arbaco 04 – May – 2016 Wariye Faadumo Yuusuf Taxadar (Studio Daljir Boossaaso)

Boossaaso, May, 04 - 2016 - Barnamaijka fiidnimo ee caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso, waxaa idinla socodsiinaysa wariye Faadumo Yuusuf Taxadar, waxaad-na ku maqli doontaan qodobo ay ka mid yihiin:

Caawa iyo Daljir, Khamiis, April 18, Khadar Cawl Ismaaciil ‘Daljir Buuhoodle’
NUSOJ oo soo Dhaweeysay xeerarka Saxaafadda ee la Ansixiyay
Baahin: Arbaca, Mar 14, Axmed M. Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. Qarax khasaare lixaad leh gaystay oo ka dhacay madaxtooyada Villa Somaliya; M/weyne Faroole oo la kulmay odayaasha dhaqanka ee laba ardaa oo hore ugu dagaalamay gobolka Karkaar; Dr. C/llahi Cali Warsame oo guddoonsiiyey cisbitaalka guud ee Dhahar, Haylaan agab caafimaad; Khuburo sheegtay in shidaalka Puntland laga dhaxli karo dhaqaale lixaad leh haddii si mudan loo maareeyo.
Boossaaso, May, 04 – 2016 – Barnamaijka fiidnimo ee caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso, waxaa idinla socodsiinaysa wariye Faadumo Yuusuf Taxadar, waxaad-na ku maqli doontaan qodobo ay ka mid yihiin:
 
Madaxwaynaha Soomaaliya oo isku badel ku sameeyay Garsoorkii dalka, xilka ka qaaday guddoomiyihii maxkamada sare ee dalka
 
Dowladda Soomaaliya oo qiratay in gaadiid looga qabsaday dagaalkii dhawaan Al-shabaab ku dhexmaray gobolka Shabeellada Hoose
 
XIldhibaannada DF oo wali ka doodaya nidaamka doorasho ee 2016
 
Puntland oo laga daahfuray ololaha waxbarashada dhallaanka
 
Banaanbax ka dhan ah sarifka lacagaha qalaad oo Boossaaso lagu qabtay maantay Iyo qodobo kale.
 
Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran.
 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: