Dhagayso Caawa iyo Daljir Arbaco 04 – May – 2016 Wariye Faadumo Yuusuf Taxadar (Studio Daljir Boossaaso)

Boossaaso, May, 04 – 2016 – Barnamaijka fiidnimo ee caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso, waxaa idinla socodsiinaysa wariye Faadumo Yuusuf Taxadar, waxaad-na ku maqli doontaan qodobo ay ka mid yihiin:
 
Madaxwaynaha Soomaaliya oo isku badel ku sameeyay Garsoorkii dalka, xilka ka qaaday guddoomiyihii maxkamada sare ee dalka
 
Dowladda Soomaaliya oo qiratay in gaadiid looga qabsaday dagaalkii dhawaan Al-shabaab ku dhexmaray gobolka Shabeellada Hoose
 
XIldhibaannada DF oo wali ka doodaya nidaamka doorasho ee 2016
 
Puntland oo laga daahfuray ololaha waxbarashada dhallaanka
 
Banaanbax ka dhan ah sarifka lacagaha qalaad oo Boossaaso lagu qabtay maantay Iyo qodobo kale.
 
Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran.
 

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com