HomeUncategorized

(DHAGEYSO) Dawladda Puntland oo ka hadashay Roobabka Da’ay

Garowe April 27, 2016 (DALJIR)- Wasiirka Arrimaha gudaha, Dawladdaha Hoose & horumarinta Reer Miyiga ee dawladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa ka hadlay roobabkii oo si wanaagsan uga curtay gobalada Puntland.

Madaxweynaha Soomaaliya: ‘’Barnaamijka isku dhafka Ciidammada waa Ajenda Qaran.
Baarlamaanka Puntland oo maantay ka dooday dhaqaamaha, siyaasadda, iyo ammaanka Puntland.
Dawladda Kenya oo ciidamo badan soo dhoobtay xadka ay la wadaagto Soomaaliya.

Garowe April 27, 2016 (DALJIR)-  Wasiirka Arrimaha gudaha, Dawladdaha Hoose & horumarinta Reer Miyiga ee dawladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa ka hadlay roobabkii oo si wanaagsan uga curtay gobalada Puntland.

Wasiirka ayaa sheegay in ay hadda roobabku ka da’een inta badan gobalada Puntland, wuxuuse sheegay in ay jiran deegaanada qaar oo aysan wali roobabku si wanaagsan uga curan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: