(DHAGEYSO) Dawladda Puntland oo ka hadashay Roobabka Da’ay

Garowe April 27, 2016 (DALJIR)-  Wasiirka Arrimaha gudaha, Dawladdaha Hoose & horumarinta Reer Miyiga ee dawladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa ka hadlay roobabkii oo si wanaagsan uga curtay gobalada Puntland.

Wasiirka ayaa sheegay in ay hadda roobabku ka da’een inta badan gobalada Puntland, wuxuuse sheegay in ay jiran deegaanada qaar oo aysan wali roobabku si wanaagsan uga curan.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com