HomeUncategorized

Dhagayso Caawa iyo Daljir Talaado 05 – April – 2016 Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim

Boossaaso, 05 - April - 2016 - Barnaamijka caawa iyo daljir oo idinkaga imaanay caawa Daljir xarunteeda Garowe waxaa idinla socodsiinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim, qodobada ugu waawayn waxaa ka mid ah.

Caawa iyo Daljir, Isniin Feb, 4-2013, Cabdi Xasan Rooble (Awoowe) _Daljir Garoowe.
DHAGAYSO:Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Khamiis_24
Malayshiyaad ka tirsanaa Xisbul Islaam oo ku soo biirey ciidamada dawladda Somaliya. [Akhris …]

Boossaaso, 05 – April – 2016 – Barnaamijka caawa iyo daljir oo idinkaga imaanay caawa Daljir xarunteeda Garowe waxaa idinla socodsiinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim, qodobada ugu waawayn waxaa ka mid ah.

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka DF oo  ka badbaaday isku-day dil magaalada Muqdisho

Xingalool oo laga soo sheegayo abaaro ba’an.

Shir looga arrinsanayo saamaynta abaarta ku dhufatay Puntland oo maantay lagu qabtay Garowe

Siyaasi Cawad Axmed Cashara oo dhaliilay hishiiskii Garowe ku dhexmaray DF iyo Puntland Iyo qodobo kale.

Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: