Dhagayso Caawa iyo Daljir Talaado 05 – April – 2016 Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim

Boossaaso, 05 – April – 2016 – Barnaamijka caawa iyo daljir oo idinkaga imaanay caawa Daljir xarunteeda Garowe waxaa idinla socodsiinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim, qodobada ugu waawayn waxaa ka mid ah.

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka DF oo  ka badbaaday isku-day dil magaalada Muqdisho

Xingalool oo laga soo sheegayo abaaro ba’an.

Shir looga arrinsanayo saamaynta abaarta ku dhufatay Puntland oo maantay lagu qabtay Garowe

Siyaasi Cawad Axmed Cashara oo dhaliilay hishiiskii Garowe ku dhexmaray DF iyo Puntland Iyo qodobo kale.

Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com