HomeUncategorized

Dhagayso Barnaamij Gaah oo ku saabsan Ammaanka Gobolka Bari Wariye Xassan Haykal

Boossaaso, 03 - April - 2016 - Halkaan ka dhagayso barnaamij gaar ah oo uu idiin diyaariyay wariye Xassan Haykal, barnaamijkaasi oo ku saabsan sidii loo adkayn-lahaa ammaanka gobolka Barri, waxaana kasoo qayb-galay kulankaasi Maamulka Gobolka, Kan Dagmada, Guddiyada Xaafadaha, Iyo Guddiyada Barakacayaasha Boossaaso

Baahin: Isniin, Mar 21, Weriye Kooshin ~ Daljir ~ Garoowe. Gaalkacyo: Guddoomiyaha gobolka Mudug oo ka warbixiyay xaaladda ammaanka ee magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan dhacdooyinkii ugu dambeeyay … Beyla: Burcaddii haysatay qoyska Danish-ka ah oo ka huleelay Karkaar una ruuqaansaday Bari, waraysi ayaad maqli doontaa … Hiiraan: Dagaallada ka dhex socda Alshabab iyo Maamulka dooxada Shabeelle iyo xogtii ugu dambaysay … Godobjiraan: Xaaladda abaaraha oo saamaysay dad iyo duunyo, waraysi ayaad ka maqli doontaan …
DHAGAYSO: MAP iyo Maamulka Daljir oo Canbaareeyay Xadhiga Agaasime Gaardi iyo Wariye Jamaal Faarax
Baahin: Khamiis 18 July -2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buuhoodle

Boossaaso, 03 – April – 2016 – Halkaan ka dhagayso barnaamij gaar ah oo uu idiin diyaariyay wariye Xassan Haykal, barnaamijkaasi oo ku saabsan sidii loo adkayn-lahaa ammaanka gobolka Barri, waxaana kasoo qayb-galay kulankaasi Maamulka Gobolka, Kan Dagmada, Guddiyada Xaafadaha, Iyo Guddiyada Barakacayaasha Boossaaso

Hoos ka dhagayso Barnaamijkii oo dhammaystiran

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: