HomeUncategorizedMAANHADAL

(DHAGEYSO) Barnaamijka MAANHADAL ee Todobaadkan

1 April 2016 Barnaamijka MAAN HADAL oo jimce kasta ka baxa Idaacadda Daljir Xarumaheeda oo dhan ayaa todobaadkan si weyn........

MAANHADAL: Qadar iyo ku luglahaanshaheeda qaraxyada Bossaso (dhegayso)
MAANHADAL: KHILAAFKA MADAXDA DFS MUXUU SALKA KU HAYA? (daawo)
DHEGEYSO-Barnaamijkii Maanhadal iyo Doorashada Soomaaliya.

1 April 2016 Barnaamijka MAAN HADAL oo jimce kasta ka baxa Idaacadda Daljir Xarumaheeda oo dhan ayaa todobaadkan si weyn loogu falanqeeyey wada hadalada mudo todobaadka ah ka socda caasumada Puntland ee Garoowe, iyadoo ay ka qeybgaleen Siyaasi Daahir Mire Jibriil oo kusugan dalka Mareykanka, Xildhibaan Maxamed Cabdulaahi Fadhaye oo jooga magaalada Muqdisho & Siyaasi Maxamed Cabdi Nuur oo kusugan magaalada Garoowe, waxaana soo jeediyey Wariye Jamaal Faarax Aadan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: