HomeUncategorized

(DHAGEYSO) Laamaha Amniga Gaalkacyo oo ka hadlay Qaraxii Ismiidaaminta ahaa

March 31 2016 Taliyaha ciidamada Birmadka ee gobalka Mudug Col, Cabdirashiid Xassan Xaashi Gabi-Gabi oo la hadlayay Radio Daljir ayaa u sheegay in ay hayaan dad lagu tuhmayo in ay wax ka ogaayeen, balse uu ahaa qaraxan qof Is qarxiyey.

Taliyihii Qaybta gobolka Nugaal oo la badaley iyo taliye cusub oo loo magacaabay qaybta.
DHEEGYSO-Gudiga gurmadka abaaraha gobolka Mudug oo Alminhaaj lacag ka gudoomey
DHEEGYSO-Deegaamo katirsan gobolka Nugaal oo abaar laga soosheegayo.

Laamaha Amniga ee gobalka Mudug ayaa faahfaahin ka bixiyey qarax saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaas oo lala beegsaday Madaxii Maaliyada ee gobalka Mudug Siciid Cali Yuusuf, oo uu ku dhintay Siciid & 5 qof oo kale.

Taliyaha ciidamada Birmadka ee gobalka Mudug Col, Cabdirashiid Xassan Xaashi Gabi-Gabi oo la hadlayay Radio Daljir ayaa u sheegay in ay hayaan dad lagu tuhmayo in ay wax ka ogaayeen, balse uu ahaa qaraxan qof Is qarxiyey.

Sidaas oo kale dad qaba dhaawacyo kala gedisan ayaa jiray, waxaana uu sheegay in ay xooga saarayaan sidii loo adkeyn lahaa amaanka guud.

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: