(DHAGEYSO) Laamaha Amniga Gaalkacyo oo ka hadlay Qaraxii Ismiidaaminta ahaa

Laamaha Amniga ee gobalka Mudug ayaa faahfaahin ka bixiyey qarax saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaas oo lala beegsaday Madaxii Maaliyada ee gobalka Mudug Siciid Cali Yuusuf, oo uu ku dhintay Siciid & 5 qof oo kale.

Taliyaha ciidamada Birmadka ee gobalka Mudug Col, Cabdirashiid Xassan Xaashi Gabi-Gabi oo la hadlayay Radio Daljir ayaa u sheegay in ay hayaan dad lagu tuhmayo in ay wax ka ogaayeen, balse uu ahaa qaraxan qof Is qarxiyey.

Sidaas oo kale dad qaba dhaawacyo kala gedisan ayaa jiray, waxaana uu sheegay in ay xooga saarayaan sidii loo adkeyn lahaa amaanka guud.

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com