HomeUncategorized

(DHAGEYSO) Ra’iisulwasaare Sharmaake oo lagu eedeeyey in uu wado Qorshe uu ku soo laabanayo Xassan Sheekh

March 30 2016- Cali Maxamed Axmed Cali (Cali Daacuud) oo la hadlayey Radio Daljir ayaa sheegay in uu Ra’iisulwasaaruhu ka shaqeynayo in markale dib loo doorto Madaxweyne Xassan Sheekh, isagoo kula taliyey in uu ka soo laabto deegaanada Puntland.

Booliska Mombasa oo baaraya qarax 10 qof ku dhaawacmeen oo ka dhacay meel lagu caweeyo
Puntland oo qalabka xiriirka badda iyo kaarar aqoonsi siinaysa Kalluumaysatada xeebaha (Dhegeyso)
Ururka midnimo oo soo dhaweeyey go’aanka gudiga KMG ee Doorashooyinka Puntland

Ra’iisulwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa lagu eedeeyey in uu Garoowe ka wado qorshe uu doonayo in dib uu usoo laabto Madaxweynaha dawladda Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud.

Cali Maxamed Axmed Cali (Cali Daacuud) oo la hadlayey Radio Daljir ayaa sheegay in uu Ra’iisulwasaaruhu ka shaqeynayo in markale dib loo doorto Madaxweyne Xassan Sheekh, isagoo kula taliyey in uu ka soo laabto deegaanada Puntland.

Cali Daacuud oo Siyaasi falanqeeya Arrimaha Siyaasada ayaa sidaas oo kale sheegay in Puntland go’aanka ay gaartay uu yahay mid Soomaalida oo dhan loogu daneynayo, isagoo ugu baaqay in ay la yimaadaan qorshe dhameystiran oo ay ku kasban karaan Soomaalida oo dhan.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0