HomeUncategorized

Dhagayso Warbxin ku saabsan Banaan bax lagu soo dhawaynayo Ciidankii soo afjaray howlgalkii Danab oo Garowe dhacday

Garowe, 29, March, 2016 - Magaalada Garowe waxaa maantay lagu qabtay banaanbax lagu soo dhawaynayo ciidanka difaaca Puntland ee soo af-meeray howlkii Danab ee ay kaga guulaysteen Al-shabaab, waxaana Banaanbaxaasi soo qaban-qaabiyay dadwaynaha Garowe oo kaashanaya maamulka degmada iyo kan gobolka Nugaal.

Caawa iyo Daljir, Salaasa ,April,9, Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali (Daljir Garoowe)
Baahin: [Arbaca], [Feb 23], Weriye Xuseen C. Jimcaale Madar…Madaxda Dawladda FKMG ah ee Soomaaliya oo guul ka sheegatay dagaal ay la galeen kuwa Alshabab;Dagaallo culculus oo ka dhacay Muqdisho, Baladwayne, Baladxaaso iyo gobollada dhexe ee Soomaaliya …Waraysi gaar ah: Wasiirka Gaashaandhiga Dawladda Federaalka KM oo ka hadlay guulaha dawladda ee dagaallada Socda …Boosaaso: Qareenno ka hadlay xad-gudubyo dagaal oo ka dhacay gobolka Cayn,Booliska Bari oo ka hadlay tahriibiyayaal ay soo qabteen …
DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Sabti_05

Garowe, 29, March, 2016 – Magaalada Garowe waxaa maantay lagu qabtay banaanbax lagu soo dhawaynayo ciidanka difaaca Puntland ee soo af-meeray howlkii Danab ee ay kaga guulaysteen Al-shabaab, waxaana Banaanbaxaasi soo qaban-qaabiyay dadwaynaha Garowe oo kaashanaya maamulka degmada iyo kan gobolka Nugaal.

Wariye Sharmaake Yare ayaa inoo diyaariyay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: