Dhagayso Warbxin ku saabsan Banaan bax lagu soo dhawaynayo Ciidankii soo afjaray howlgalkii Danab oo Garowe dhacday

Garowe, 29, March, 2016 – Magaalada Garowe waxaa maantay lagu qabtay banaanbax lagu soo dhawaynayo ciidanka difaaca Puntland ee soo af-meeray howlkii Danab ee ay kaga guulaysteen Al-shabaab, waxaana Banaanbaxaasi soo qaban-qaabiyay dadwaynaha Garowe oo kaashanaya maamulka degmada iyo kan gobolka Nugaal.

Wariye Sharmaake Yare ayaa inoo diyaariyay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com