
Garowe, Axad, 27 – March – 2016 – Barnaamijka Caawa iyo Daljir oo caawa idinkaga imaanay Daljir xarunteeda Gaalkacyo, waxaa idinla socodsiinaya wariye Jamaal Faarax Aadan qodobada ugu waawayn waxaa ka mid ah:
Wafti ka socda IGAD oo Garowe lagu soo dhaweeyayWadahadalkii DF Iyo Puntland oo wali la isku fahmi la’yahay.Golaha wakiilada Jubbaland oo mudada magacaabista Golaha Wasiirada u kordhiyay Madaxwayne Axmed MadoobeNabdoon Yaasiin Cabdi Samad oo ku baaqay in maxkamad lasoo taago maxaabiistii lagu soo qabtay dagaalkii ay Puntland la gashay Al-ShabaabDF Iyo Issimada Hiiraan oo wali isku fahmi la’ shirar uga socda BaladwayneShirar looga arrinsanayo hormarinta Gaalkacyo oo socda iyo qodobo kale.
Hoos ka dhagayso Barnamijki oo dhammaystiran.
Audio Player
COMMENTS