Dhagayso Caawa iyo Daljir Axad 27 – March – 2016 Jamaal Faarax Aadan (Daljir Gaalkacyo)

Garowe, Axad, 27 – March – 2016 – Barnaamijka Caawa iyo Daljir oo caawa idinkaga imaanay Daljir xarunteeda Gaalkacyo, waxaa idinla socodsiinaya wariye Jamaal Faarax Aadan qodobada ugu waawayn waxaa ka mid ah:
 
Wafti ka socda IGAD oo Garowe lagu soo dhaweeyay
 
Wadahadalkii DF Iyo Puntland oo wali la isku fahmi la’yahay.
 
Golaha wakiilada Jubbaland oo mudada magacaabista Golaha Wasiirada u kordhiyay Madaxwayne Axmed Madoobe
 
Nabdoon Yaasiin Cabdi Samad oo ku baaqay in maxkamad lasoo taago maxaabiistii lagu soo qabtay dagaalkii ay Puntland la gashay Al-Shabaab
 
DF Iyo Issimada Hiiraan oo wali isku fahmi la’ shirar uga socda Baladwayne
 
Shirar looga arrinsanayo hormarinta Gaalkacyo oo socda iyo qodobo kale.
 
Hoos ka dhagayso Barnamijki oo dhammaystiran.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com