HomeUncategorized

(DHAGEYSO) Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo ka hadlay Arrimo badan

March 27 2016 (Daljir)- Puntland ayaa dagaal la gashay kooxo hubeysan oo ka soo duulay Koonfurta Soomaaliya, gaar ahaana Maleeshiyo ka tirsan Ururka Al- Shabaab.

Muwadaaniin Soomaaliyeed oo ku xaniban Garoonka Diyaaradaha ee JOMO Kenyatta
Banaanbax ka dhan ah Dowladda Somaliya oo Kismaayo ka dhacay
Bandowgii Saarnaa Gobolka Waqooyi-bari Kenya oo BIL lagu Daray

Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo kamid ah Nabadoonada dhaqanka ee Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay guulaha laga gaaray Dagaaladdii dhawaan ay soo qaadeen kooxda Ururka Al- Shabaab.

Nabadoonka ayaa sheegay in dagaaladan lagu soo qaaday Puntland, uusana aheyn duulaankii ugu horeeyey bal uu yahay duulaankii 5aad oo lagu soo qaaday deegaanada Puntland.

Nabadoon Yaasiin wuxuu sheegay in dadka da’ada yar ee laga soo qabtay goobaa dagaalka ay yihiin kuwa fulinaya dano Siyaasadeed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: