(DHAGEYSO) Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo ka hadlay Arrimo badan

Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo kamid ah Nabadoonada dhaqanka ee Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay guulaha laga gaaray Dagaaladdii dhawaan ay soo qaadeen kooxda Ururka Al- Shabaab.

Nabadoonka ayaa sheegay in dagaaladan lagu soo qaaday Puntland, uusana aheyn duulaankii ugu horeeyey bal uu yahay duulaankii 5aad oo lagu soo qaaday deegaanada Puntland.

Nabadoon Yaasiin wuxuu sheegay in dadka da’ada yar ee laga soo qabtay goobaa dagaalka ay yihiin kuwa fulinaya dano Siyaasadeed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com