HomeUncategorized

DHAGEYSO: Isimada Puntland oo ka hadlay Shirka u furmaya DFS & Puntland

March 26, 2016 (DALJIR)- Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo ah Afhayeenka Isimada Puntland ayaa ka hadlay shirka lafilayo in uu galabta si rasmi ah ugu furmo dawladda Faderaalka wafdiga ka socda & Puntland, kaas oo looga hadli doono xaaladaha Siyaasadeed ee Soomaaliya.

Doctors World-wide oo kordhinaysa adeegyada caafimaadka ee ay siiso Soomaaliya xili ay MSF baxday
Baahin: Isniin, Nov 14, Weriye Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Dagaal khasaare lixaad leh gaystay oo gobolka Gedo ku dhex maray Al-shabaab & ciidanka Somaliya oo kaashanaya kuwa Kenya; Khasaare ka dhashay weeraro xalay lagu qaaday saldhigyo Al-shabaab ay ku leeyihin Sh. Hoose; Wasaaradaha beeraha & waraabka ee federaalka & Puntland oo kala saxiixday heshiis 6 qodob ka kooban.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir Xarunta Buuhoodle 08 07 2016.

March 26, 2016 (DALJIR)- Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo ah Afhayeenka Isimada Puntland ayaa ka hadlay shirka lafilayo in uu galabta si rasmi ah ugu furmo dawladda Faderaalka wafdiga ka socda & Puntland, kaas oo looga hadli doono xaaladaha Siyaasadeed ee Soomaaliya.

Garaadka ayaa sheegay in aysan waxba ka soo bixi doonin wada hadaladan, hadii ay Madaxda dawladda Faderaalku wadaan qorshe la mid ah kii ay horey u soo jeediyeen iyaga & Beesha Caalamka ee ahaa in la qaato Nidaamka 4.5.

Dawladda Soomaaliya & Wakiilada caalamiga ah ayaa isku raacay in doorashada dhawaan dhacaysa lagu galo hanaanka 4.5, taas oo ay si weyn u diideen bulshada Puntland iyo dawladduba, waxaana marar badan Madaxweyne Gaas uu sheegay in aan la aqbali doonin nidaam aan aheyn midka degmooyinka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: