HomeUncategorized

DHAGEYSO: Wasiirka Warfaafinta Puntland oo ka hadlay Khasaaraha dagaalka Garacad

March 22 2016 Garowe(DALJIR)- Wasiirka Warfaafinta ee dawladda Puntland Maxamuud Xassan Soocade oo Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaaladii u dambeeyey

Sargaal Al-shabaab lacago u uruurin jiray Mombasa oo la qabtay
DHAGAYSO:Warkii Duhurnimo ee Idaacadda Daljir_19
(DHAGEYSO) Barnaamijka Saaka & Dunida (Xarunta Buuhoodle)

Wasiirka Warfaafinta ee dawladda Puntland Maxamuud Xassan Soocade oo Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaaladii u dambeeyey ee ka dhacay Aaga Garacad, wuxuuna si gaar ah u soo qaaday Khasaaraha soo gaaray kooxaha ku soo duulay Puntland.

Wasiirka ayaa xaqiijiyey in ay dileen 112 dagaalyahan oo katirsanaa kooxihii ku soo duulay Puntland, wuxuuna cadeeyey in ay dawladdu saacadaha soo afjari doonto howlgalkan.

Mr, Soocadde ayaa sheegay in ay ciidamada Difaaca ee Puntland ka guuleysteen kooxo lasoo marin habaabiyey oo doonayey in ay burburiyaan amniga & kala dambeynta Puntland, laakiin ay dhabarka ka jabiyeen ciidamada Amnigu.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: