HomeUncategorized

RW Cumar: Puntland uma Baahna AMISOM

Garacad, 21, March, 2016-(Daljir)_Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Somalia Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa ka hadlay in xilligan Puntland ay u baahan tahay keenista ciidamada dalka u jooga nabad ilaalinta ee AMISOM iyo in kale rn

DHAGAYSO:Isimada Puntland oo ka Hadlay Rabshado ka Dhacay Bosaaso
Caawa iyo Daljir_Isniin Nov 19-2012, Khadar Cawl Ismaaciil_Daljir Buuhoodle
M/weyne Faroole iyo wafti uu hogaaminayo oo safar halweed ku tagay Xarfo, kulan wadatashi ah la yeeshay maamulka, Issimada & taliyayaahsa ciidanka ee gobolka Mudug.
Garacad, 21, March, 2016-(Daljir)_Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Somalia Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa ka hadlay in xilligan Puntland ay u baahan tahay keenista ciidamada dalka u jooga nabad ilaalinta ee AMISOM iyo in kale 
 
Cumar ayaa meesha ka saaray in loo baahan-yahay AMISOM ,Isla markaana ay Puntland ku filan-tahay dagaalka ay kula jirto Al-shabaab
 
“Ma jirto sabab Puntland loogu diyarayo AMISOM, lamana geyn doono, ciidamada Puntland iyaga ayaa isaga filan kooxda weerartay inay ciribtiraan” ayuu yiri Cumar.
 
Ra’iisul wasaaraha waxa uu cadeeyay in taageerayaan ciidamada difaaca Puntland ee dagaalka kula jira firxadka Al-Shabaab ee soo gaadhay deegaan xeebeed-yada Mudug iyo Nugaal.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: