HomeUncategorized

Dhagayso W. Soocade: Shacabka Puntland firxadka Shabaab dawladda ha usoo sheegeen, maalintii 4aad guul-baan ka gaarnay dagaalka.

Garowe, 19, March, 2016 - Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Xassan Soocade oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljr ayaa sheegay in dowladda Puntland maalintii 4aad ay guulo waawayn ay gaartay.

UGANDA:Shacabka Uganda oo Doorasho u Dareeraya Khamiista
Dhegayso Barnaamijka Caawa iyo Daljir , Warar, Warbixino iyo Waraysiyo Xiisabadan (Maqal)
DHAGAYSO:Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Jimce_25
Garowe, 19, March, 2016 – Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Xassan Soocade oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljr ayaa sheegay in dowladda Puntland maalintii 4aad ay guulo waawayn ay gaartay.
 
“Ma caddayn-karo in Shabab ay dad reer guuraa ah afduubteen, balse ma’ahan arrin lala yaabo oo Shabaab waa lagu yaqaanaa ficillada xun, dhawaana shacabka Puntland war aad u fiican ayay naga heli-doonaan, Toga Suug-na baryo ugama bixin ee xoog baa looga saaray, waxaana shacabka reer Puntland ka codsanaynaa firxad-ka Shabaab in ay lasodsiiyaan dowladooda.
 
Hoos ka dhagayso waraysi uu wasiirka la yeeshay Wariye Shaafici C/qaadir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: