HomeUncategorized

Malta oo Gacanta ku Dhigtay Somali Daroogada iibin jiray

Bacaadweyn, Maarso 14, 2016 (Daljir) —Wargeyska Times of Malta ayaa qoray in maanta Maxkamadda la soo taagayo Nin Somali ah oo ka mid ah Koox isku xiran oo ka ganacsata noocyadda Daroogadda.

Maxkamadda Ciidamad Dowladda Soomaaliya oo Maanta xukunno Ridday
Baahin: Khamiis, Oct 27, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. “Labada dawladood ee Kenya & Somaliya waxay leeyihiin mawqif midaysan ee ku aadan la dagaalanka kooxaha argagixisada ah ee Al-shabaab” R/wasaare Gaas; C/rashiid M. Xirsi, afhayeenka baarlamaanka Puntland oo sheegay in la ebyey heshiiskii Galkacyo; Galmudug oo sheegtay in 2 qof oo ajnabi ah oo laga afduubay xaafada Wadajir ee Galkacyo ay u gacan galeen kooxo burcad badeed ah.
Ardayda reer Puntland ee dalalka Itoobiya iyo Shiinaha oo baaq ka soo saaray xaaladaha Puntland.
Bacaadweyn, Maarso 14, 2016 (Daljir) —Wargeyska Times of Malta ayaa qoray in maanta Maxkamadda la soo taagayo Nin Somali ah oo ka mid ah Koox isku xiran oo ka ganacsata noocyadda Daroogadda.
 
Hadal ka soo baxay Boliska Malta ayaa lagu sheegay inay maalmihii ugu dambeeyey ay gacanta ku soo dhigeen 15 qof oo ku eedeysan inay isticmaalaan, soo dejiyaan kana  ganacsadaan noocyadda khatarta ee  Maan-dooriyaasha.
 
Ninka Soomaaliga iyo  13 kale ayaa lagu xiray magaalladda Paceville ee Galbeedka Malta, kadib, markii lagu qabtay iyagoo isticmaalayey kana ganacsanayey Daroogadda, gaar ahaan  Koka’iin, Xashiishka iyo nooca budada ee ay Daroogistayaasha isaga duraan Xididka.
 
Eedeysanaha Soomaaliga waxaa lala qabtay Eedeysanayaal kale oo u kala dhalatay dalalka Malta, Ireeland, Nigeria iyo Gambia.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: