HomeUncategorized

Ganacsade Somalia ah oo lagu Dilay Koonfur Afrika

Bacaadweyn, Maarso 13, 2016 (Daljir) —Waxaa weli ka sii soconaaya magaalooyinka waaweyn ee South Africa xasuuqa dadka ajaanibta madow, waxaana Soomaalidu ay noqotay dadka ugu badan ee dhibaatadu kasoo gaarto weerarada kadhaca dalkaasi.

M/weyne Siilaanyo oo magacaabay golihiisa wasiirada oo ka kooban 20 wasiir & 6 wasiir ku xigeen.
Turkiga oo Giriiga kala heshiiyey soocelinta diyaarad iyo ciidan lagoostay.
PHOTO NEWS: Ka Bogo Sawirada Xuska Munaasabadda 01-da Agoosto
Bacaadweyn, Maarso 13, 2016 (Daljir) —Waxaa weli ka sii soconaaya magaalooyinka waaweyn ee South Africa xasuuqa dadka ajaanibta madow, waxaana Soomaalidu ay noqotay dadka ugu badan ee dhibaatadu kasoo gaarto weerarada kadhaca dalkaasi.
 
Dalkaasi ayaa waxaa xalay lagu diley ganacsade Soomaaliyeed oo lagu Magacaabo Maxamed Nuur Maalin,i yadoo sidoo kale halkaa lagu dhaawacay Labo Wiil oo dhalinyaro soomaaliyeed ah.
 
Dilka iyo dhaawaca ayaa waxaa lasheegay inay ka dambeeyeen Burcad Koofur Afrikaan ah,kuwaas oo doonayay in ay dhacaan Goobaha Ganacsi ee ay leeyihiin Soomaalida ka shaqeysata wadankaasi.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: