Caawa & Daljir | Axad 06 March 2016 | cFataax Cumar Geeddi

Caawa & Daljir | Axad 06 March 2016 | cFataax Cumar Geeddi

Garoowe: 06 March  2016 – Dhegayso Barnaamijkii Caawa iyo Daljir oo caawa idinkaga imaanay Daljir Garoowe. Qodobada ugu waawayn waxaa ka mid ah:

    • Maxamed Abshir Walde oo ku geeriyooday Nayroobi iyo Wasiirkii hore ee waxbarashada Puntland Juxa oo nooga warramay aas Nairobi loogu sameeyay AU Marxuun Maxamed Abshir Walde
    • Cali Khaliif Galayr oo asna ka warramay aqoonta uu u lahaa Marxuun Maxamed Abshir Walde

Qodobada waxaa kale oo caawa kamid ah: Xaggee marayaa mashruucii Jidka Ceeldaahir-Ceerigaabo ? Waraysi arrimahaasi ku saabsan kaga bogo.

Askar xukun ay ku riday Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Dawladda Federaalka Soomaaliya.

Hoos ka dhagayso barnaamijka oo dhammaystiran.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0