HomeUncategorized

Dhagayso Barnaamijkii Caawa iyo Daljir 15 – Febru – 2016 Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin

Garowe - Dhagayso Barnaamijkii Caawa iyo Daljir 15 - Febru - 2016 Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin qodobada ugu waawayn oo aad barnaamijkeena caawa ku maqli doontaan waxaa kam mid ah:

DHAGAYSO:Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Khadar
Mid kamid ah Musharaxinta M.Gobolada Dhexe oo ku baaqay in Ahlu-Sunna laga qayb-galiyo shirka Cadaado
DHEGEYSO-Dugsiga Imaamu Shafici Boosaaso oo deeq ku wareejiyey gudiga gurmadka abaaraha.

Garowe – Dhagayso Barnaamijkii Caawa iyo Daljir 15 – Febru – 2016  Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin qodobada ugu waawayn oo aad barnaamijkeena caawa ku maqli doontaan waxaa kam mid ah:

Madaxweynaha Puntland oo ku dhawaaqey guddiga doorashooyinka Puntland
 
Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo Danjiraha Midowga Yuru u qaabilsan Soomaaliya oo Daah-furay Mashruuca Aqoontu Waa Iftiin
 
Baarlamaanka Soomaaliya oo guda galay daah-furka wajiga koowaad ee dib u eegista Dastuurka KMG
 
Qaar ka mid ah Mulkiilayshaa Warbaahita iyo Wariyaasha Puntland oo maantay taageero wayn u muujiyay Ururka MAP, kana hadlay khilaafka hareeyay Ururka NUSOJ oo maantay ka dhacay magaalada Garowe.
 
Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: