Dhagayso Barnaamijkii Caawa iyo Daljir 15 – Febru – 2016 Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin

Garowe – Dhagayso Barnaamijkii Caawa iyo Daljir 15 – Febru – 2016  Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin qodobada ugu waawayn oo aad barnaamijkeena caawa ku maqli doontaan waxaa kam mid ah:

Madaxweynaha Puntland oo ku dhawaaqey guddiga doorashooyinka Puntland
 
Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo Danjiraha Midowga Yuru u qaabilsan Soomaaliya oo Daah-furay Mashruuca Aqoontu Waa Iftiin
 
Baarlamaanka Soomaaliya oo guda galay daah-furka wajiga koowaad ee dib u eegista Dastuurka KMG
 
Qaar ka mid ah Mulkiilayshaa Warbaahita iyo Wariyaasha Puntland oo maantay taageero wayn u muujiyay Ururka MAP, kana hadlay khilaafka hareeyay Ururka NUSOJ oo maantay ka dhacay magaalada Garowe.
 
Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran.

 

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com