HomeUncategorized

Madaxwayne Gaas oo Sayid-Cumar Aadan Guuleed u magacaabay Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Dawladda Puntland

Garowe, 15, Febru, 2016 - Madaxwayne Gaas oo Sayid-Cumar Aadan Guuleed u magacaabay Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Dawladda Puntland

DHAGEYSO: Shacabka Boosaaso oo Cabasho muujiyey
Colaadii Shabeelaha hoose oo la xaliyey iyo Dowladda federaalka ah oo ku baaqday gobol nabadeed
QM iyo Midowga Yurub oo cambaareeyey weerarkii Kabul

Xeer Madaxweyne Lr.16, February 14,  2016, kuna saabsan Magcaabid Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Puntland

 

MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND.

 

Markuu arkay:                       Dastuurka Puntland;

Markuu tixgeliyey:                Aqoontoontiisa  iyo waaya aragnimadiisa shaqo.

 

Wuxuu xeeriyey:

1.      Waxaa Sayid-Cumar Aadan Guuleed loo magcaabay Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Dawladda Puntland.

 

                                                                         —DHAMAAD—

XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYIGELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: