HomeUncategorized

DHAGAYSO: Odayaasha Dhaqanka Puntland oo Go’aan loo Soo jeediyay Diiday

Bossaso, 10, Febru, 2016 -(Daljir)_Iyadoo maanta ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya uu magaalada garoowe kula kulmay Isimada iyo odayaasha dhaqanka Puntland ayaa Odayaasha dhaqanku waxaa ay si cad u diidaay dalabkii Micheal Keating ee ahaa inay qaataan 4.5

Wasaarada Ciyaaraha Puntland iyo xiriirka kubbada cagta oo ka wadda-hadalay Tababarada (Dhegeyso)
Dhagayso Barnaamijkii Caawa iyo Daljir 15 – Febru – 2016 Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Khadar Cawl.

Bossaso, 10, Febru, 2016 -(Daljir)_Iyadoo maanta ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya uu magaalada garoowe kula kulmay Isimada iyo odayaasha dhaqanka Puntland ayaa Odayaasha dhaqanku waxaa ay si cad u diidaay dalabkii Micheal Keating ee ahaa inay qaataan 4.5

Nabadoon Maxamed Daahir Maxamed Marya cade iyo Nabadoon Cabdiraxmaan Jaabiri Samatar oo soo booqday daljir garoowe waxaa ay ka warameen kulamadii ay la qaateen wakiil iyo waxyaabihii looga wada hadlay

Jaamac Cabdiraxmaan ayaa waraystay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: