HomeUncategorized

DHEGEEYSO-Shirkii Muqdisho oo weli hakad kujira iyo beesha caalamka oo dedaalo wada.

Muqdisho, 27, 2016- Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa waxaa weli kusugan madaxda ugu saraysa Soomaaliya iyo kuwa maamulada kajira wadanka oo isku khilaafsan arrimaha doorashada Soomaaliya.

Baahin: Salaasa, Jan 03, Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Ciidamada dawlada federaalka & kuwa Kenya oo caawa weeraro ku qaaday fariisimo Al-shabaab ay ku leeyihiin gobolka Gedo; Kenya oo martigalinaysa shir lagu gorfaynayo arrimaha Somaliya; Ilyaan Barre Shiil, la-taliyaha R/wasaare Odinga ayaan ka waraysanay; Is-maandhaafka u dhexeeya baarlamaanka federaalka oo weli taagan; Madoobe Nuunow ayaan waraysanay.
Qaramada Midoobay oo Baaraysa Musuq-Maasuq lagu soo Eedeeyay Shirkadda Soma Oil Gas
Baydhabo oo lagu taageeray baaqii madaxweynaha ee dhismaha maamul saddex gobol ah (dhegeyso)

Muqdisho, 27, 2016- Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa waxaa weli kusugan madaxda ugu saraysa Soomaaliya iyo kuwa maamulada kajira wadanka oo isku khilaafsan arrimaha doorashada Soomaaliya.

Afhayeenka Madaxtooyada Dawlada Puntland Cabdulaahi Maxamed Jaamac Quraancel oo Radio Daljir lahadlay maanta sheegay in Shirkii Magaalada Muqdisho Layku Fahmi Waayay aysana jirin wax shirar ah oo socda.

Dhanka kalena afhayeenka ayaa xusay inay jiraan dedaalo dheeraad ah oo ay wadaan xubnaha beesha caalamka, wuxuuna tilmaamay in madaxweynaha Soomaaliya oo kudhegan 4.5 uu khilaafku kadhashay.

Diiwaanka Wararka Daljir

DHEGEYSO CODKA

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: