HomeUncategorized

(Dhagayso) Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo fal-waxuushnimo ah ku tilmaamay duulaanka Balicad

Boossaaso, 24, Junu - 2016 - Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo ah Afhayeenka issimada Puntland waxaa uu tacadi wayn ku tilmaamay barakac baahsan iyo duulaan uu sheegay ciidanka Somaliland in ay kusoo qaadeen deegaanka Balicad oo ka tirsan gobolka Sool.rn

Ciidamada Jubbaland oo deegaamo horleh ka qabsaday Alshabaab.
Madaxweyne Gaas oo Gaalkacyo ku Dhagax dhigay Madaxtooyo cusub
Baahin: Salaasa, Aug 02, Weriye Cabdi X. Kuuriya~ Daljir ~ Bossaso. “Ha soo galeen, odayaashooda ha soo raaceen, ha yimaadeen deegaankooda oo xor ah” Khudbadii M/weyne Faroole ee xuska 1-da Ogoosto; 14 bad-maax oo u dhashay Thailand oo ay afduub u haysteen burcad badeed Somali ah oo Puntland la wareegtay; Qurbajoogta Puntland oo ka qayb qaadanaya gurmadka abaaraha; Gallan, Gudd. gobolka Bari oo sheegay in uu culayska saari doono adkaynta amniga.
Boossaaso, 24, Junu – 2016 – Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo ah Afhayeenka issimada Puntland waxaa uu tacadi wayn ku tilmaamay barakac baahsan iyo duulaan uu sheegay ciidanka Somaliland in ay kusoo qaadeen deegaanka Balicad oo ka tirsan gobolka Sool.
 
Garaadka oo waraysi gaar ah siiyay Daljir waxaa uu meesha ka saaray jiritaanka kala-qaybsanaan dadka deegaanka ah, waxaana uu farta ku fiiqay maamulka Somaliland oo uu ku eedeeyay duulimaad iyo weeraro qaawan oo uu sheegay in ay kusoo qaadeen deegaanka Balicad.
 
“Waa dulmi iyo tacadi wayn waxa ka dhacay Balicad, Puntland waa in ay ka jawwaabtaa qaddiyadaas iyo duulaanka Soomaaliland, waa muhiim in aysan Puntland ka aamusin arrintaaso oo ah tacadi baahsan” Sidaasi waxaa yiri Garaad Cabdullaahi Cali Ciid.
 
Hoos ka dhagayso waraysigii uu Garaadka la yeeshay wariye Jamaal Faarax Aadan.
 
Diiwaanka Wararka,
Radio Daljir,
 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: