HomeUncategorized

Bosaaso oo hormar balaaran ka gaartay adeega korontada

Bossaso 21-Jan-2016 - Wakaaladda Xooga korontada umadda Enee ee Bossaaso ayaa adeegyo koronto oo xoojin ah ku kordhisay xaafado ka mid ah bariga magaalada Bosaaso , taasi oo loogu talagalay shacabku inay ka faa’iidaystaan.rn

M/weyne Faroole oo Adis Ababa kula kulmay M/weyne Shariif & Mesfin, wasiirka arrimaha dibedda ee Ethiopia.
UAE iyo Sacudi Arabia oo Siddeed Bilyan oo Dollar ku deeqay meleteriga gacanta ku haya Masar
Maamulka degmada Luuq oo billaabay qorshayaal lagu xoojinayo amniga
 
 
Bossaso 21-Jan-2016 – Wakaaladda Xooga korontada umadda Enee ee Bossaaso ayaa adeegyo koronto oo xoojin ah ku kordhisay xaafado ka mid ah bariga magaalada Bosaaso , taasi oo loogu talagalay shacabku inay ka faa’iidaystaan.rn
 
Madaxa leemanka wakaaladda Enjineer C/xamiid Qandali ayaa waxaa uu sheegay adeegan uu qayb ka yahay shaqooyinka wakaaladda ay u hayso shacabka magaalada Bosaaso , iyadoona si wayn sare loogu qaaday xiligaan oo lagu jiro bilaha qabowaha ee magaalada, adeegyadana la gaarsiiyay xaafadaha magaalada ee ka fog bartamaha magaalada.
 
 
Magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa tan iyo burburkii dowladnimo ee Somaaliya ka mid noqotay magaalooyinka Afrika ee sida aadka ah usoo koraya , iyadoona geesta kale magaalada ay sii fiday.
 
Radio Daljir
 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0