Bosaaso oo hormar balaaran ka gaartay adeega korontada

 
 
Bossaso 21-Jan-2016 – Wakaaladda Xooga korontada umadda Enee ee Bossaaso ayaa adeegyo koronto oo xoojin ah ku kordhisay xaafado ka mid ah bariga magaalada Bosaaso , taasi oo loogu talagalay shacabku inay ka faa’iidaystaan.rn
 
Madaxa leemanka wakaaladda Enjineer C/xamiid Qandali ayaa waxaa uu sheegay adeegan uu qayb ka yahay shaqooyinka wakaaladda ay u hayso shacabka magaalada Bosaaso , iyadoona si wayn sare loogu qaaday xiligaan oo lagu jiro bilaha qabowaha ee magaalada, adeegyadana la gaarsiiyay xaafadaha magaalada ee ka fog bartamaha magaalada.
 
 
Magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa tan iyo burburkii dowladnimo ee Somaaliya ka mid noqotay magaalooyinka Afrika ee sida aadka ah usoo koraya , iyadoona geesta kale magaalada ay sii fiday.
 
Radio Daljir
 

Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com