HomeUncategorized

(Dhagayso) Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Gobollada Puntland Bashiir Gurxan oo taageeray Shiicada.

Garowe, 15, Janu - Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Gobollada Puntland Bashiir Cabdiraxmaan Xaaji (Gurxan) ayaa waraysi uu siiyay Radio Daljir waxaa uu ku taageeray Shiicada, waxaana uu shaqsi ahaan uga horyimid go'aanka DF ay xiriirka ugu jartay xukuumadda Tehran.

DHEGEYSO-Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan doorashada Soomaaliya iyo Puntland.
Xilliga ay Bilabanayaan Wadatashiga Hanaanka Doorashada Somalia ee sannadka 2016 oo lagu Dhawaaqay
Khasaaraha ka dhashay weeraro shalay ka dhacay magaalada Basra ee dalka Ciraaq oo sii kordhaya

Garowe, 15, Janu – Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Gobollada Puntland Bashiir Cabdiraxmaan Xaaji (Gurxan) ayaa waraysi uu siiyay Radio Daljir waxaa uu ku taageeray Shiicada, waxaana uu shaqsi ahaan uga horyimid go’aanka DF ay xiriirka ugu jartay xukuumadda Tehran.

Wasiir Bashiir waxaa uu sheegay in ay dalka Soomaaliya ka jiraan firqooyin iyo ururo diineed oo badan, waxaa uu tusaale usoo qaatay ururada Al-Shabaab iyo Daacis in ay mudanyihiin in lala dagaalamo, bals waxaa uu shaaca qaaday in Shiicadu aysan mudnayn in la ciqaabo.

Hoos ka dhagayso waraysigii uu la yeeshay wasiirka wariye Xassan Haykal.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: