HomeUncategorized

Dhagayso Caawa iyo Daljir Kooshin 05 Janu 2016 Maxamed Cabdullaahi Cali (Kooshin) Radio Daljir Garowe

Dhagayso Caawa iyo Daljir Kooshin 05 Janu 2016 Maxamed Cabdullaahi Cali (Kooshin) Radio Daljir Garowe: Qodobada ugu waawayn waxaa ka mid ah: Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo shaaca ka qaaday in isla xisaabtanku uu yahay saldhig xukuumadiisa.

Wasaarada Ciyaaraha Puntland iyo xiriirka kubbada cagta oo ka wadda-hadalay Tababarada (Dhegeyso)
Barlamaanka Somaliya oo ka hor-yimid in Amniga Muqdisho loo Gacan Galiyo M.Gobolka Banaadir
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey oo ku baaqay in la dejiyo Qoshe-nabadeed ku aaddan xalka Soomaaliya.
Dhagayso Caawa iyo Daljir Kooshin 05 Janu 2016 Maxamed Cabdullaahi Cali (Kooshin) Radio Daljir Garowe: Qodobada ugu waawayn barnaamijka  waxaa ka mid ah:  
 
Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo shaaca ka qaaday in isla xisaabtanku uu yahay saldhig xukuumadiisa.
 
G. Hore ee Guddiga Dastuurka KMG ah Caasho Geelle Diiriye oo barnaamijka isla-xisaabtanka xukuumadda Puntland ku tilmaamay tillaabo mudan dhiirigalin.
 
Siyaasi Maxamed Cabdinuur oo saluugay Qorshaha Isla-xisaabtanka xukuumadda Puntland, kuna taliyay in awooda lagu soo celiya shacabka oo ay dawladda la xisaabtamaan.
 
Madaxwayne Kuxiggeenka Puntland oo daah-furay Mashruuca Layrarka ku shaqeeya Cadceeda oo laga hirgaliyay Xaafadaha iyo Laamiyada Garowe.
 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: