Dhagayso Caawa iyo Daljir Kooshin 05 Janu 2016 Maxamed Cabdullaahi Cali (Kooshin) Radio Daljir Garowe

Dhagayso Caawa iyo Daljir Kooshin 05 Janu 2016 Maxamed Cabdullaahi Cali (Kooshin) Radio Daljir Garowe: Qodobada ugu waawayn barnaamijka  waxaa ka mid ah:  
 
Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo shaaca ka qaaday in isla xisaabtanku uu yahay saldhig xukuumadiisa.
 
G. Hore ee Guddiga Dastuurka KMG ah Caasho Geelle Diiriye oo barnaamijka isla-xisaabtanka xukuumadda Puntland ku tilmaamay tillaabo mudan dhiirigalin.
 
Siyaasi Maxamed Cabdinuur oo saluugay Qorshaha Isla-xisaabtanka xukuumadda Puntland, kuna taliyay in awooda lagu soo celiya shacabka oo ay dawladda la xisaabtamaan.
 
Madaxwayne Kuxiggeenka Puntland oo daah-furay Mashruuca Layrarka ku shaqeeya Cadceeda oo laga hirgaliyay Xaafadaha iyo Laamiyada Garowe.
 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com