HomeUncategorized

Wariye Jaamac Deparani oo Xorayaddiisi dib u Helay

Somalia, November 29, 2015-(Daljir)_Jaamac Yuusuf Jaamac (Deperani) oo ka tirsan Telefeshinka Soomaaliyeed ee Somalichannel ayaa maanta oo Axad ah dib xorriyadiisii u helay ka dib 11 beri oo uu ku xirnaa xabsiga Garowe.

Wasiirka Maaliyadda Soomalia oo dalka Kuwait kaga qayb-galay shir loga hadlay Dhaqaallaha
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Laki Man.
Madaxweynaha Jubba oo ku amray ciidamada maamulka in ay tagaan goobo loo cayimay

Somalia, November 29, 2015-(Daljir)_Jaamac Yuusuf Jaamac (Deperani) oo ka tirsan Telefeshinka Soomaaliyeed ee Somalichannel ayaa maanta oo Axad ah dib xorriyadiisii u helay ka dib 11 beri oo uu ku xirnaa xabsiga Garowe.

Ururka suxufiyiinta Puntland ayaa dadaal u galay sidii uu Deperani xabsiga uga soo bixi lahaa, amarka lagu siidaayay ayaa ka yimi xarunta madaxtooyadda.

Gudoomiyaha xafiiska Xaquuqul aadanaha Puntland, gudoomiyaha ururka suxufiyiinta iyo wariyayaal ayaa maanta Jaamac Deperani kasoo kaxeeyay xabsiga Garowe, iyadoona uu Jaamac Warbaahinta u sheegay inuu ku faraxsan yahay helitaanka xorriyadiisa balse ay muhiim tahay in dowladdu cadeyso sababta ay ku xiratay iyo dambiga uu ka galay.

MAP iyo ururada u dooda xuquuqda aadanaha ayaa soo dhaweeyay xoriyadda Jaamac

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: